iibigado.com

About Us

IIBIGADO.COM is a 100% Somalilander Classified Website.

Waa goob loogu talo galay in reer Somaliland wax ku kala iibsato lacag la’aan. Waxaa la asaasay 2018, waxaana iska leh shaqsi Somalilander ah. Waxaad kusoo ban dhigi karta agabkaad iibinayso sido tan:

  1. “Post free ad” Click-garee
  2.  Ku qor magaaladaad joogto iyo ciwaankaaga
  3. Raaci sawir-ka agabka
  4. “Submit new listings” click -garee

Wax lacag haba yaraatay laga rabo ma jirto website-kan. Aan ahayn is dhex galna bulsho iyo in lala jaan qaado teknoolojiyada cusub ee E-commerce-ka.

Ku soo dhawaada!!!!

009479
Visitor No : 9479
DeForest Buckner Jersey